Sawirro: Gurmadka Fatahaadda Oo halkiisa Ka Sii Socda iyo Tuulooyin Hor Leh Oo La Gaaray.

Monday June 11, 2018 - 12:30:06 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Gurmadka Fatahaadda Oo halkiisa Ka Sii Socda iyo Tuulooyin Hor Leh Oo La Gaaray.

    udida gurmadka ee fatahaadda wabiga Jubbaiyo jimciyadda Ixsaan alkheyriyah ayaa markale deeq isugu jirta daawo, raashin,maro kaneeco iyo dhar gaarsiiyay tuulooyin hoos taga degmada Bu'aale ee wilaayada jubbooyinka kadib safar dheer oo tuulaankaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

udida gurmadka ee fatahaadda wabiga Jubbaiyo jimciyadda Ixsaan alkheyriyah ayaa markale deeq isugu jirta daawo, raashin,maro kaneeco iyo dhar gaarsiiyay tuulooyin hoos taga degmada Bu'aale ee wilaayada jubbooyinka kadib safar dheer oo tuulaankaasi lagu gaaray.



Safarkan oo qaatay muddo sideed bari ahayaa lagu tagay 6 tuulo oo mid kasta laga sameeyay baaritaan caafimad daawayn iyo raashin qaybin intaba,tuulooyinkaas Waxay kala ahayeen. Buulo-Iidow. Kaakoreey. Zoomba. Qoryaale. Boohx. Iyo Markabka.

Idaacada islaamiga Andalus oo qayb ka ahayd guddiga ayaa gudaha u gashay tuulooyinkaas, waxayna wareysiyo la yeelatay dadkii ku cayrtoobay roobabkii iyo fatahaadi is watay ee sanadkan ka da’ay Jubbooyinka.














Related Items