Dhageyso: Kalimad Ku Saabsan Zakaatul Fidriga iyo Munaasabadda Ciidda Waxaa Jeedinaya Sheekh Xasaan.

Wednesday June 13, 2018 - 20:46:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Kalimad Ku Saabsan Zakaatul Fidriga iyo Munaasabadda Ciidda Waxaa Jeedinaya Sheekh Xasaan.

    Maanta Bisha Barakeysan ee Ramadan Waa 28 waxaa lagu guda jiraa Tobankii dambe ee Bisha Ramadaan oo ah Toban aad u fadli Badan,waxaana Tobankan dambe ee Ramadan ku jirta habeen aad u fadli badan oo ah Leylatul Qadri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta Bisha Barakeysan ee Ramadan Waa 28 waxaa lagu guda jiraa Tobankii dambe ee Bisha Ramadaan oo ah Toban aad u fadli Badan,waxaana Tobankan dambe ee Ramadan ku jirta habeen aad u fadli badan oo ah Leylatul Qadri.


Waxaan halkan idin kugusoo gudbinaynaa Kalimad kooban oo uu jeediyay Sheekh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salman waxa uu Kalimadan Sheekha Kaga hadlay Zakaatul Fidri oo ah Zako Muslimiinta Ku Waajib ah lana bixinayo maalmaha ugu dambeeya bisha Ramadaan illaa laga gaaro Subaxa Maalinta Ciida SoonFur ka hor inta aan Salaada Ciida La Dukan.

Sheekha waxa uu si faahfaahsan kaga hadlayaa Axkaata Zakaatul Fidriga,cidda ay Waajibka ku tahay iyo nooca Raashiinka la bixinayo,waxa uu sheekha Kalimadan Jeediyay Maalin Jimco ah oo ay Taariikhdu ku beegneed 28-kii Bisha Ramadan ee Sanadkii Hore- 1348 Hijri.

Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Xasaan ee Zakaatul Fidriga iyo Ciidda MP3


Related Items