Muslimiinta Caalamka Oo Berri Ciidaya Maalinta Koowaad Ee Ciidul Fidriga.

Monday June 03, 2019 - 19:40:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muslimiinta Caalamka Oo Berri Ciidaya Maalinta Koowaad Ee Ciidul Fidriga.

    Inta badan wadamada caalamka islaamka ayaa looga dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciiddul Fidriga kadib markii ay bilatay Bisha Shawwaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta badan wadamada caalamka islaamka ayaa looga dhawaaqay in berri ay tahay maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciiddul Fidriga kadib markii ay bilatay Bisha Shawwaal. ;

Waddamo ay kamid yihiin Qadar,Cummaan Kuwait.Sacuudiga imaaraatka  iyo Masar ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay maalin ciid ah kadib markii ay bilatay Bisha Shawwaal.


Related Items