Sawirro+Video: Alkataa'ib Oo Filim Cajiib Kusoo Bandhigtay Howlgallada Ciidamada Al Shabaab Ee Kenya.

Monday June 18, 2018 - 22:09:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 18772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 3
  • Share via Social Media

    Sawirro+Video: Alkataa'ib Oo Filim Cajiib Kusoo Bandhigtay Howlgallada Ciidamada Al Shabaab Ee Kenya.

    Mu'asasada Alkataib' garabka warbaahinteed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo muuqaal guud ka bixinaya dagaallada mujaahidiinta ee ka socda gudaha wadanka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataib' garabka warbaahinteed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo muuqaal guud ka bixinaya dagaallada mujaahidiinta ee ka socda gudaha wadanka Kenya.

Filimka oo ladaawan karo qadar 52 daqiiqo ah ayaa lagusoo bandhigayaa dagaallo culus iyo weeraro dagaalyahannada Al Shabaab ay ku qaadeen saldhigyo ciidamada Kenya ku leeyihiin gobollada Lamu iyo NFD oo Kenya ay heysato Muslimiinta.

waa xalqada 6aad ee silsiladda isdaaraadka لاعصمة إلا بإيمان وأمان wuxuuna isdaarkan banaanka soo dhigayaa ciidamada Al Shabaab oo howlgallo dhiig badan ku daatay ka fulinayay gobollada NFD iyo Laamu, muuqaallada lagu daawan karo filimka waxaa kamid ah dagaalyahannada alshabaab oo gaadiid dagaal qabsanaya iyo iyagoo tooganaya ciidamo isugu jira Boolis iyo Melleteri.


Isdaarkan cusub ee Mu'asasada Alkata'ib soo saartay ayaa lagusoo saaray illaa sedax luqadood oo kala ah Sawaaxili, Carabi iyo Soomaali.

Ku Daawo Facebook
Toos udegso MP4
ku daawo kataib drive
















































Related Items