Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Wajeer.

Monday June 18, 2018 - 21:59:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Wajeer.

    Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay weerar khasaara badan dhaliyay oo ciidanka Kenya shalay lagula beegsaday gobolka NFD.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay weerar khasaara badan dhaliyay oo ciidanka Kenya shalay lagula beegsaday gobolka NFD.

Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id oo uu ku qabtay ku faah faahiyay khasaarihii ciidanka Kenya ka gaaray weerar shalay ka dhacay deegaanka Kutuulo iyo arrimo kale.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Abuu Muscab MP3

Related Items