Farmaajo Oo Addis Ababa Ku Sugan 6 Maalmood Kadib Markii Uu Dekado Siiyay Itoobiya.

Thursday June 21, 2018 - 13:14:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Oo Addis Ababa Ku Sugan 6 Maalmood Kadib Markii Uu Dekado Siiyay Itoobiya.

    Isbuuc kadib markii uu dowladda Itoobiya ku wareejiyay maamulidda afar dekadood oo kuyaal dalka Soomaaliya ayuu Farmaajo safar ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbuuc kadib markii uu dowladda Itoobiya ku wareejiyay maamulidda afar dekadood oo kuyaal dalka Soomaaliya ayuu Farmaajo safar ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya.

 Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho waxaana la sheegay in socdaalkiisu uu salka ku hayo ka qeyb galay shir ay yeelanayaan Hoggaamiyaasha dowladaha ku bahoobay Ururka IGAD kaas oo xal kama dambeys ah looga gaarayo dagaalka sokeeye ee ka socda wadanka Koonfurta Suudaan.

Farmaajo ayaa inta uu Addis Ababa ku suganyahay wuxuu kulamo laqaadan doonaa R/wasaaraha Itoobiya Abeey Axmed iyo saraakiil kale oo uu kala hadli doono dardar gelinta dhaqan gelinta heshiiskii Muqdisho ee Itoobiya lagusiiyay Soomaaliya.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items