Video: Madaxweynaha Zimbabwe Oo isku Day Dil Ka Badbaaday.

Saturday June 23, 2018 - 18:15:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Video: Madaxweynaha Zimbabwe Oo isku Day Dil Ka Badbaaday.

    Wararka ka imaanaya wadanka Zimbabwe ee dhaca Koonfurta qaaradda Afrika ayaa sheegaya in uu isku day dil ka badbaaday madaxweynaha cusub ee wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Zimbabwe ee dhaca Koonfurta qaaradda Afrika ayaa sheegaya in uu isku day dil ka badbaaday madaxweynaha cusub ee wadankaasi.

Warbaahinta Afka Dowladda ku hadasha ayaa sheegtay in Emmerson Mnangagwa madaxweynaha Zimbabwe uu lakulmay weerar qarax xilli uu khudbad ka jeedinayay garoonka kubadda Cagta Bulawayo.

Video kooban oo lagasii daayay Telefeshinka qaranka ayaa muujinayay qarax haleelayay madaxweynaha xilli uu ku dhax socday gudaha garoon kubadda cagta lagu ciyaaro.

Afhayeen u hadlay madaxweynaha Zimbabwe ayaa wakaaladda wararka Faransiiska u sheegay in  Emmerson Mnangagwa uu ka badbaaday isku day dil balse ma sheegin cidda mas'uulka ka ah weerarka lagu qaaday madaxweynaha.


Hoos Ka Daawo ilbiqiriqsii qaraxa lala eeganayay Madaxweynaha Zimbabwe



Related Items