Daawo Video: R/Wasaaraha Itoobiya Oo Shacabkiisa Ugu Bishaareeyay in Ay Qabsan Doonaan Magaalada Muqdisho.

Sunday June 24, 2018 - 10:29:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: R/Wasaaraha Itoobiya Oo Shacabkiisa Ugu Bishaareeyay in Ay Qabsan Doonaan Magaalada Muqdisho.

    R/wasaaraha Cusub ee Itoobiya ayaa markale xaqiijiyay in ay dadaal ugu jiraan sidii ay uqabsan lahaayeen dalka Soomaaliya isagoo shacabka Itoobiya ugu bishaareeyay in ay furan doonaan magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/wasaaraha Cusub ee Itoobiya ayaa markale xaqiijiyay in ay dadaal ugu jiraan sidii ay uqabsan lahaayeen dalka Soomaaliya isagoo shacabka Itoobiya ugu bishaareeyay in ay furan doonaan magaalada Muqdisho

Abeey Axmed oo ka Jawaabayay su'aal uu weydiiyay siyaasi kasoo jeeda Qowmiyadda Uraagada Itoobiya ayaa ka dhawaajiyay waxa ay aamisanyihiin dadka Itoobiyaanka ah oo ah in Magaalada Muqdisho ay mar uun qabsan doonaan.

"Haddaanu nahay bulshada Uraagada ah ee ku nool Itoobiya waxaan rabnaa ismaamul noogooni ah marabno magaalo yar oo kaliya" sidaas waxaa R/wasaaraha Itoobiya su'aalay siyaasi kasoo jeedo qowmiyadda Uraagada balse Abeey Axmed ayaa siyaab leh ugu jawaabay isagoo shacabka Itoobiyaanka ah ugu bishaareeyay in ay qabsan doonaan magaalada Muqdisho ayna ushaqa tagi doonaan.


Halkan ka degso R/wasaaraha Itoobiya oo sheegaya in ay Muqdisho qabsan doonaan ama Hoos Ka Daawo


Related Items