Mujaahidiinta ISIS Oo Dhulbaaxad Leh Lawareegay Unasii Gurguuranaya Magaalada Baqdaad.

Friday June 13, 2014 - 14:25:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahidiinta ISIS Oo Dhulbaaxad Leh Lawareegay Unasii Gurguuranaya Magaalada Baqdaad.

    Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ay wali sii wadaan dagaallada ay cadawga uga sifeynayaa dhulalka muslimiinta sunniga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ay wali sii wadaan dagaallada ay cadawga uga sifeynayaa dhulalka muslimiinta sunniga ah. Kadib dagaallo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay wilaayada Diyaala ee waqooyiga Baqdaad ayay mujaahidiinta ugu suurtagashay in ay qabsadaan illaa iyo 6 deegaan oo istiraatiiji ah.

Degmooyinka Alsacdiyah iyo Jowlaa ayaa gacanta mujaahidiinta galay waxayna 35 oo qura ujiraan magaalada Bacquubah xarunta gobolka Dayaala oo 65 KM dhanka waqooyi bari uga beegan magaalada caasimadda ah ee Baqdaad.

Wakaaladda wararka AFP oo soo xiganaysa dadka deegaanka ayaa baahisay in ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ee ISIS loosoo gaabiyo ay si tartiib tartiib ah ugusii siqayaan dhanka magaalada Baqdaad.


Wararku waxay intaasi ku darayaan in maalintii 2-aad oo xariir ah ay dagaallo culus ka socdaan magaalada Saamaraa ee gobolka Salaaxudiin oo intiisa badan ay horay ulasoo wareegeen mujaahidiinta.

Telefeshinka Aljazeera ee afka carabiga ku hadla ayaa baahiyay in qeybo badan oo magaalada katirsan ay gacanta mujaahidiinta galeen sida maxkamadda sare ee saamaraa iyo wadada dhanka Baqdaad aadda balse mujaahidiinta oo iska caabin adag kala kulmaya ciidanka cadawga ayaa wali dagaallada sii wada.

Sidoo kale magaalada Alqaa’im ee dhacda xadbeenaadka ay wadaagaan Ciraaq iyo Suuriya ayay ciidanka cadawga isaga baxeen waxaana halkaasi kaabiga ku haya ciidamada mujaahidiinta.

War kasoo baxay dowladda Islaamiga ah oo lagu baahiyay barta Twitterka wilaayada salaaxudiin ayaa lagu xaqiijiyay in xalay saqdii dhexe xukunno daldalaad ah lagu fuliyay 17000 oo askar shiico ah oo lagu qabtay dagaallo shalay dhacay,mujaahidiintu waxay sheegeen in ciidanka lalaayay ay qeyb ka ahaayeen 2500 askar ah oo maxaabiis ahaan loo qabtay.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in mujaahidiinta dowladda islaamiga ISIS ay Baqdaad ujiraan wax aan kabadnayn 45 KM,waxaana burburay ciidankii Al Maaliki.

Guddi ay leeyihiin dadka shiicada ayaa xaqiijiyay in kumanaan askartooda ah ay gacanta mujaahidiinta galeen illaa iyo hadda macadda mustaqbalka maxaabiista kale ee gacanta mujaahidiinta kujira oo kumanaan ah in ladili doono in siyaaba kala loola tacaamuli doono.

Ciraaq guulaha ay gaarayaan mujaahidiinta ayaa saacadba saacadda ka dambaysa sii xoogeysanaya.

Related Items