Dagaal Khasaara Dhaliyay Oo Maleeshiyaad Kawada tirsan dowladda Ku Dhaxmaray Sh/dhexe.

Monday July 02, 2018 - 20:54:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Khasaara Dhaliyay Oo Maleeshiyaad Kawada tirsan dowladda Ku Dhaxmaray Sh/dhexe.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay iska hor'imaad xooggan oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka Shabeelaha dhexe ee duleedka Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay iska hor'imaad xooggan oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka Shabeelaha dhexe ee duleedka Muqdisho.

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelbaraf ayaa sheegaya in iska hor'imaad uu ku dhaxmaray maleeshiyaad kawada tirsan dowladda Federaalka ee shisheeyaha la shaqeysa.

iska hor'imaadka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaadku isku qabteen qeybsiga Maandooriya Khaatka, dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in ugu yaraan hal askari uu ku dhintay iska hor'imaadka halka sedax qof oo laba kami ah askar ahaayeen ay dhaawaceen.

Qofka shacabka ee dhaawacmay oo dumar ah ayaa la sheegay in xaaladeeda caafimaad ay aad uliidato waxaana loola cararay isbitaalka weyn ee magaalada Magaalada Jowhar.


iska hor'imaadyada dhaxmaray maleeshiyaadka DF-ka ayaa sanadadii lasoo dhaafay kusoo noq noqonayay degmooyinka iyo deegaannada ay xoogga ku joogaan ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items