Mid Kamida Odayaashii Soo Xulay Xildhibaannada Baarlamaanka DF-ka Oo Degmada Dayniile Lagu Dilay.

Thursday July 05, 2018 - 21:10:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamida Odayaashii Soo Xulay Xildhibaannada Baarlamaanka DF-ka Oo Degmada Dayniile Lagu Dilay.

    Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu dilay mid kamid ah Odoyaasha ka qeybqaatay soo xulista xubnaha Baarlamaanka dowladda federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu dilay mid kamid ah Odoyaasha ka qeybqaatay soo xulista xubnaha Baarlamaanka dowladda federaalka


Deerow Dhaqane Maxamed oo kamid ahaa ergada soo xulay xubnaha baarlamaanka maamulka gaala raaca "Jubbaland” ayaa lagu toogtay qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Rag hubeysan oo ka tirsanyihiin Xarakada  Al-Shabaab ayaa toogtay odeygan, waxaana markaas kadib ay ka baxsadeen goobta ay dilka ka geysteen.

Ugaarsi gaar ah ayaa lagu hayaa Odoyaasha ka qeybgalay soo xulista xubnaha Baarlamaanka dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items