Dhageyso: Muxaadaro Ciwaankeedu Yahay Dhaxalka Nabiga SCW Waxaa Jeedinaya Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan

Friday July 06, 2018 - 11:44:35 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Muxaadaro Ciwaankeedu Yahay Dhaxalka Nabiga SCW Waxaa Jeedinaya Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan

    Muxaadaradan aadka uqiimaha badan waxaa Jeedinaya Sheekh Nuur Macallim Cabdi Raxmaan wuxuu uga hadlayaa cidda heysatada dhaxalka Nabiga SCW.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxaadaradan aadka uqiimaha badan waxaa Jeedinaya Sheekh Nuur Macallim Cabdi Raxmaan wuxuu uga hadlayaa cidda heysatada dhaxalka Nabiga SCW.



Sheekha ayaa diiradda saaraya waxa uu yahay cilmiga saxda ah ee ay tahay in labarto wuxuu sidoo kale muslimiinta ku baraarujinayaa in ay bartaan diinta islaamka ayna ku dheganaadaan sunnada.

Halkan ka degso Muxaadarada ama hoos ka dhageyso


Related Items