Deg Deg: Qaraxyo Xooggan Oo Ka Dhacay Agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia.

Saturday July 07, 2018 - 11:24:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Qaraxyo Xooggan Oo Ka Dhacay Agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia.

    Jugta qarax xooggan ayaa goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir Tusaale ah
Jugta qarax xooggan ayaa goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in laba qarax oo is xigxigay laga maqlay dhanka wadada Makka Al Mukarrama oo ay kuyaal inta badan xarumaha ay ku shaqeeyaan wasaaradaha dowladda Federaalka.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxyadu ka dhaceen meel ku dhow isgoyska Sayidka oo ay kuyaallaan xarumaha wasaaradaha arrimaha gudaha iyo ammaanka dowladda Federaalka.

lasoco wixii soo kordha insha'Allaah

Related Items