Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Xarumaha Wasaaradaha Muqdisho

Saturday July 07, 2018 - 21:26:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Xarumaha Wasaaradaha Muqdisho

    Sheekh Cabdi Aziiz Abuu Muscab Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id oo uu qabtay ku faah faahiyay weeraradii maanta ka dhacay Xarunta wasaaraha ammaanka iy arrimaha Gudaha ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cabdi Aziiz Abuu Muscab Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa shir Jaraa'id oo uu qabtay ku faah faahiyay weeraradii maanta ka dhacay Xarunta wasaaraha ammaanka iy arrimaha Gudaha ee magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay islamarkaana uu guuleystay, sidoo kale Afhayeenka ciidamada Al Shabaab ayaa shirkiisa Jaraa'id ku faah faahiyay weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada dalka.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Sh.Abuu Muscab ama hoos ka dhageyso


Related Items