Ciidamada Al Shabaab Oo Howlgal Burcad Sifayn Ah Ka Fuliyay Duleedka Magaalada Beled Weyne.

Thursday July 12, 2018 - 12:21:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab Oo Howlgal Burcad Sifayn Ah Ka Fuliyay Duleedka Magaalada Beled Weyne.

    Weerarkan Oo ahaa Mid Qorsheysan Waxay Saaka Aroortii Ciidamada Al Shabaab Ku qaadeen deegaanka Genberlaawe oo dhaca Duleedka Magaalada Baladweyne halkaas Oo Maleeshiyaad Maamulka Hirshabelle dhigteen jidgooyo ay dadka ku dhacaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerarkan Oo ahaa Mid Qorsheysan Waxay Saaka Aroortii Ciidamada Al Shabaab Ku qaadeen deegaanka Genberlaawe oo dhaca Duleedka Magaalada Baladweyne halkaas Oo Maleeshiyaad Maamulka Hirshabelle dhigteen jidgooyo ay dadka ku dhacaan


Sida Ey Inoo Xaqiijiyeen Saraakiisha Mujaahidiinta Howlgalkaasi Burcad Sifeynta Waxa Lagu Khaarijiyey Mid Kamid Ahaa Murtadiintii Jidgooyada Utiiley Laba Qori Oo Ah Nooca Aake 47 Ahna Goobta Ayey Uga Carareen Oo Mujaahidiinta Ayaa Soo Qaniimaystay

"Xiliga Maleeshiyaadka Laweerarey Waxa Goobta Taagnaa Oo ay Dhacayeen Gaari Homey Ah Dadkii Saarnaa Alle Mahadii Mujaahidiinta Ayaa Ka Bad Baadiyay" ayaa lagu yiri war lagasii daayay idaacadda Andalus.


Ciidamada Al Shabaab ee howlgalka isbaara qaadidda ah fuliyay  Ayaa Dib Ugu Laabtay goobta kadib markii ay kala eryeen maleeshiyaadkii dowladda ee isbaaradu utiillay deegaanka Genberlaawe.

Ma aha markii ugu horreysay ee ciidamada Al Shabaab ay  burcad sifeyn ka sameeyaan deegaankan dhaca duleedka Baladweyne oo ay Maleeshiyaadka dowladda ay dadka ku dhibaateeyaan.

Dhowr Jeer Ayaa Maleeshiyaad isbaaro halkaas soo dhigtay jidgooyooyin Mujaahidiintu weerar ku qadeen iyagoo khasaare isku jira dhimasho iyo dhaawac u gaystay, Talaabooyinkaas Burcad Sifeynta Ah oo ay u riyaaqeen dadka iyo gaadiidka Ku Safra Wadadaasi.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items