Askari iiraaniyiin Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Gobolka Kurdistan.

Sunday July 22, 2018 - 12:12:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari iiraaniyiin Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Gobolka Kurdistan.

    Ugu yaraan 13 askari oo katirsan ciidamada ilaalada kacaanka iiraan ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay gobolka Kurdiyiintu degaan ee shiicadu xoogga ku heysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 13 askari oo katirsan ciidamada ilaalada kacaanka iiraan ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay gobolka Kurdiyiintu degaan ee shiicadu xoogga ku heysato.

Wararka ka imaanaya iiraan ayaa sheegaya in weerar xooggan  oo xoogag hubeysan ay ku qaadeen saldhig ciidan lagu dilay tobaneeyo askari oo katirsan ciidamada dowladda shiicada iiraan.

War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda difaaca iiraan ayaa lagu xaqiijiyay in askar badan looga dilay weerarka oo ay ku sheegtay in uu ahaa "Weerar Argagaxiso".

Koox Kurdi ah oo lagu magacaabo "Nolosha Xurta ah" ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarka waxayna ku goodisay in ay sii wadi doonto halganka hubeysan oo ay kula jirto dowladda shiicada iiraan.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items