Dhageyso:Tartan Qur'aan Oo Ka Furmay Degmada Buq'Aqable Wilaayada Hiiraan.

Friday June 13, 2014 - 15:08:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Tartan Qur'aan Oo Ka Furmay Degmada Buq'Aqable Wilaayada Hiiraan.

    Magaalada Buq-qable ee wilaayada Hiiraan bartamaha soomaaliya waxaa ka furmay tartan qur'aan akhris ah oo ay soo qaban qaabisay xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Buq-qable ee wilaayada Hiiraan bartamaha soomaaliya waxaa ka furmay tartan qur'aan akhris ah oo ay soo qaban qaabisay xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Boqolaal arday ah oo xifdisan qur’aanka Kariimka ayaa Buq-aqable ku sugan waxayna galeen baratan loogusoo baxayo tartanka guud ee qur’aanka kaasi oo bisha Barakeysan ee Ramadaan laqaban doono.

Isha Maqalka:Idaacadda Andalus

Related Items