Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagusoo Qaatay Qorshaha Itoobiya Ku Doonayso in Ay Soomaaliya Ku Qabsato.

Friday August 10, 2018 - 14:02:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagusoo Qaatay Qorshaha Itoobiya Ku Doonayso in Ay Soomaaliya Ku Qabsato.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo hadba mowduuca todobaadka ugu weyn, waxaana jimcahan Diiradda lagu saaray qorshaha ay Itoobiya dooneyso iney ku qabsato Soomaaliya. Waxaana ka qeyb qaadanaya qaar kamid ah indheer garadk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo hadba mowduuca todobaadka ugu weyn, waxaana jimcahan Diiradda lagu saaray qorshaha ay Itoobiya dooneyso iney ku qabsato Soomaaliya. Waxaana ka qeyb qaadanaya qaar kamid ah indheer garadka Soomaaliyeed.


Ku Dhageyso Tayo Sare MP3

Ku Dhageyso Tayo Dhexe MP3

Related Items