Sawirro: Barwaaqada iyo Aaranka Ka Jira Beeraha Degmada Ufuroow.

Monday August 13, 2018 - 15:53:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Barwaaqada iyo Aaranka Ka Jira Beeraha Degmada Ufuroow.

    Beeraleyda wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool ayaa sannadkan wax u tacbanaya si ka wanaagsan sannadihii u dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beeraleyda wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool ayaa sannadkan wax u tacbanaya si ka wanaagsan sannadihii u dambeeyay.



Dhul beereedka degmada Ufurow, oo aan booqasho ku tagnay ayaa u muuqda mid barwaaqo ah iyadoo waxa ugu badan ee la beertay ay tahay Masagada (Haruurka).

In badan oo kamid ah beeraleyda, waxay inoo sheegeen inuu Allaah, ku galladay Roob, badan islamarkaana ay si wanaagsan uga faa’iideysteen.

Marka Masagada laga yimaado waxa kale oo la beertay Galleyda, Digirta iyo Sisinta. Beer qodatada ayaa sheegay iney ku naaloonayaan amni iyo kala dambeyn maadaama ay ku hoos nool yihiin maamul islaamiga ah.

Sidoo kale waxaan bil ka hor booqanay Dhul beereedka Ufuroow kaas oo isna barwaaqo ahaa.



Xigasho: Idaacadda Alfurqaan















Related Items