Koofi Anaan Xoghayihii Hore ee Q.Midoobe Oo Dhintay.

Saturday August 18, 2018 - 13:21:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koofi Anaan Xoghayihii Hore ee Q.Midoobe Oo Dhintay.

    Saraakiisha caafimaadka wadanka Swezerland ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday Koofi Anaan oo horay usoo noqday Xoghayaha guud ee waxa loogu yeero Q.Midoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha caafimaadka wadanka Swezerland ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday Koofi Anaan oo horay usoo noqday Xoghayaha guud ee waxa loogu yeero Q.Midoobe.

Anaan oo 80 sana jir ahaa ayaa sanaddii 1997 qabtay xilka mas'uulka ugu sarreeyo UN-ka wuxuuna xilka isaga dagay sanaddii 2006, intii uu hoggaaminayay Q.Midoobay waxaa caalamka ka dhacay dagaallo iyo duullaano lagu xasuuq dad muslimiin ah.

Xilligii uu UN-ka hoggaaniyay Koofi Anaan ayay dowladda Mareykanka duullaanno ku qaadday wadamada Ciraaq iyo Afghanistan iyadoo aan wax talo ah kasiin Koonfi Anaan iyo kooxdiisa.

Ninkan geeriyooday ayaa kasoo jeeda wadanka Ghana ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika sidoo kale Koofi Anaan ayaa mar soo noqday Ergayga Q.Midoobe uqaabilsan wadanka Suuriya waxaana la xusuustaa sidii uu ula saftay Nidaamka Bishaar Al-asad.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items