Magaalada Jilib Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday [Sawirro].

Tuesday August 21, 2018 - 22:01:59 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Jilib Oo Si Lama Arag Lama Maqal ah Looga Ciiday [Sawirro].

    Kumanaan dadweyne ah ayaa maanta isugu yimid fagaare weyn oo ku yaalla degmada Jilib ee xarunta wilaayada Jubooyinka, halkaas oo dadweynuhu ku tukadeen salaadda ciidda, laguna soo bandhigay bandhig ciyaareed ballaaran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaaraha Aadam Ceyrow ee degmada Jilib
Kumanaan dadweyne ah ayaa maanta isugu yimid fagaare weyn oo ku yaalla degmada Jilib ee xarunta wilaayada Jubooyinka, halkaas oo dadweynuhu ku tukadeen salaadda ciidda, laguna soo bandhigay bandhig ciyaareed ballaaran.


dadweyne isugu jira rag, dumar, caruur iyo waayeelo ayaa ka soo qeybgalay bandhigga, kuwaas oo ka kala yimid degmada iyo deegaanada ku xeeran.


Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sidoo kale dhoola tus cajiib ah ku soo bandhigay wadooyinka waaweyn ee magaalada kuwaas oo iyagoo garwaaxsan hubkooda lagu arkayey wadooyinka.

Halkaan ka daawo sawiro qaabka looga ciiday magaalada Jilib iyo Dhoolatuska ay soo bandhigeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.






























Related Items