Daawo Sawirrada: Fantasyo loogu Dabaal degayay Munaasabadda Ciidda Oo Ka Dhacay Magaalada Ceelbuur.

Wednesday August 22, 2018 - 18:50:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Fantasyo loogu Dabaal degayay Munaasabadda Ciidda Oo Ka Dhacay Magaalada Ceelbuur.

    Wilaayaatka islaamiga ah waxaa wali ka socda Fantasyaha munaasabadda Ciiddul Adxaa oo shacabku kusoo bandhigayaan damaashaad iyo farxad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayaatka islaamiga ah waxaa wali ka socda Fantasyaha munaasabadda Ciiddul Adxaa oo shacabku kusoo bandhigayaan damaashaad iyo farxad.


Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxay ka mid tahay meelaha sida aadka ah looga oogay damaashaadka Ciidda, fagaaraha weyn ee Ceelbuur ayay shacabku kusoo bandhigeen ciyaaro, maamulka islaamiga magaalada ayaa lacago guddoonsiiyay dadkii ku guuleystay ciyaarta Xarig Jiidka.

















Related Items