Daawo Video: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kusoo Bandhigtay Dagaalkii Bariire.

Thursday August 23, 2018 - 17:10:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Alkata'ib Oo Filim Cusub Kusoo Bandhigtay Dagaalkii Bariire.

    Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa Filim cusub kasoo saartay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee sanadkii hore ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa Filim cusub kasoo saartay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee sanadkii hore ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.



Filimka oo la waadan karo qadar 33 daqiiqo ah ayaa ku baxaya luqadda Carabiga AfSoomaali.

Al-Shabaab ayaa August 2017-dii weerar xoogan ku qaaday xero ciidan oo maleeshiyada DANAB ee uu Mareykanku tababaray ku leeyihiin deegaanka Bariire, Kaas oo lagu dilay ku dhawaad 100 askari, laguna burburiyey gabi ahaanba saldhigga.

 Hal sano ka dib weerarkaas, Al-Shabaab ayaa baahisay filim ay ku soo bandhigeyso siduu u dhacay weerarkaas. Dagaalyahanada ayaa si aan naxariis ah lahayn u xasuuqay maleeshiyaatka, kana qabsaday dhamaan hubkii iyo agabkii ay wateen. Waa guuldaradii ugu xumeyd ee ku habsata maleeshiyaatka Soomaalida tan iyo markii ay timid Xukuumada Farmaajo.



Ku Daawo Facebook

Halkan ka degso Filimka MP4
Ku Degso kuna daawo Google Drive
Ku Daawo qaab kale 
Ku daawo Kata'ib Drive
Halkan Ka Raadso Linkiyo badan oo Filinka ku saabsan

Xigasho: Alkata'ib

Related Items