Sawirro: Mahrajaan Cajiib Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Jilib, Ciidamada Al Shabaab Oo Shacabka ladabaal degay.

Friday August 24, 2018 - 20:27:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Mahrajaan Cajiib Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Jilib, Ciidamada Al Shabaab Oo Shacabka ladabaal degay.

    Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay munaasabado loogu dabaal degayay Ciiddul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay munaasabado loogu dabaal degayay Ciiddul Adxaa.

Mahrajaan si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagusoo gunaanadayay munaasabadaha maalmaha farxadda ayaa lagu qabtay fagaare kuyaal magaalada Jilib ee Jubbada dhexe.

Fantasyahan waxaa shacabka kala qeyb gelayay ciidamo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, fagaaraha magaalada Jilib waxaa lagusoo bandhigay ciyaaro kala duwan oo dhammaantood qeyb ka ahaa maalmaha farxadda ciidul adxaa.

































Related Items