Sh.C/Raxman "Maleeshiyaadka Safka Amxaarada Kujira Haddii Ay Soo Goostaan Hubkooda Waan Ulacagaynaynaa" Dhageyso.

Friday June 13, 2014 - 15:32:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Sh.C/Raxman "Maleeshiyaadka Safka Amxaarada Kujira Haddii Ay Soo Goostaan Hubkooda Waan Ulacagaynaynaa" Dhageyso.

    Waaliga Gedo sheekh C/Raxmaan Sayid ayaa maleeshiyadka Amxaara kalkaalka ah ee ku sugan wilaayada Gedo ubalan qaaday in hubka ay wataan loo lacageyn doono haddii ay safka cadawga kasoo baxaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaliga Gedo sheekh C/Raxmaan Sayid ayaa maleeshiyadka Amxaara kalkaalka ah ee ku sugan wilaayada Gedo ubalan qaaday in hubka ay wataan loo lacageyn doono haddii ay safka cadawga kasoo baxaan. Isagoo ka qeybgelayay barnaamijka Diiradda Jumcaha ee ka baxa Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayuu ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Gedo.

"Maleeshiyaadka cadawga la shaqeeya haddii ay safka Amxaarada kasoo baxaan hubkooda waa loo lacageynayaaā€¯ayuu yiri sheekh Cabdi Raxmaan.

Related Items