Sawirro: Cabdi ileey Oo Kasoo Muuqday Xabsiga Magaalada Addis Ababa.

Monday August 27, 2018 - 19:24:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Sawirro: Cabdi ileey Oo Kasoo Muuqday Xabsiga Magaalada Addis Ababa.

    Telefeshinka Rasmiga ah ee dowladda Itoobiya ayaa faafiyay muuqaalka Cabdi ileey oo ah hoggaamiyihii hore ee maamulka isku magacaabay Dowlad deegaanka Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Telefeshinka Rasmiga ah ee dowladda Itoobiya ayaa faafiyay muuqaalka Cabdi ileey oo ah hoggaamiyihii hore ee maamulka isku magacaabay Dowlad deegaanka Soomaalida.

Cabdi ileey oo bahdil iyo niyad jab laga dareemayay ayaa kasoo muuqday Telefeshinka wuxuuna ku sugnaa xabsi kuyaal gudaha magaalada Addis Ababa, ciidamada Booliska itoobiya ee sida melleteriga utababaran ayaa ilaalo gaar ah ka hayay Cabdi ileey oo ahaa Nin xasuuq ugeystay shacabka Soomaaligalbeed.

Abeey Axmed oo ah R/wasaaraha Itoobiya ayaa maalin ka hor sheegay in tallaab adag laga qaadi doono Cabdi ileey xubnihii ugu sarreeyay maamulkiisa oo larumeysanyahay in tacadiyo daran ugeysteen dad shacab ah.


Dhinaca kale waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta dhulka Somaligalbeed gaaray Mustafa Cagjar oo ah Ninka dowladda Itoobiya usoo magacaawday gummeysiga dhulka Somaligalbeed.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items