Sawirro+Codad: Beesha Bartire oo Ugaas Dooratay.

Thursday September 06, 2018 - 16:35:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Beesha Bartire oo Ugaas Dooratay.

    Beesha Bartire oo kamid ah qabaa'ilka Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku dooratay wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beesha Bartire oo kamid ah qabaa'ilka Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku dooratay wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.



Munaasabadda oo ka dhacday degmada Xagar ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin uu kamid yahay waaliga Jubooyinka Sh/Abuu Cabdalla iyo Ugaasyada qaar kamid ah qabaa’ilka dega gobolka.

Sh/Muxamad Abuu Cabdalla ayaa Ugaaska cusub ee ay dooratay beesha Bartire oo lagu magacaabo Ugaas Aadan Buuti, gudoonsiiyay Gaari cusub, Kitaab Xisnul-muslim ah, Qori noociisu yahay AK47 ah iyo Dhiil caano ah.

Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Ajuuraan

Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Maxamad Subeyr

Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Xawaadle


Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Cawlyahan.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sh C/raxmaan Firin

Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska La Doortay Ee Bartire

Halkan Ka Degso Kalimadda Sh ABuu Cabdalla






















Related Items