Deg Deg: Qarax Xooggan Oo Lagu Beegsaday Xarunta Degmada Hodon.

Monday September 10, 2018 - 11:00:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Qarax Xooggan Oo Lagu Beegsaday Xarunta Degmada Hodon.

    Jugta qarax xoogga ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho waxaana lasoo sheegayaa in khasaara xooggan uu geystay qaraxa oo lala eegtay xarun dowladeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax xoogga ayaa laga maqlay magaalada Muqdisho waxaana lasoo sheegayaa in khasaara xooggan uu geystay qaraxa oo lala eegtay xarun dowladeed.
Goob joogayaal ayaa sheegay in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu beegsaday xarunta maamulka degmada Hodon ee bartamaha Muqdisho.

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in burbur xooggan uu gaaray xarunta degmada oo xilligaas ay ku shirayeen mas'uuliyiin iyo shaqaale.

Faah Faahin dheeri ayaan soo qori doonaa insha'Allaah

Related Items