Guddoonka Aqalka Sare Oo Sheegay in Sababa Ammaan uu baaqday Furitaanka Kalfadhigga 4aad Ee Golaha.

Monday September 10, 2018 - 14:26:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonka Aqalka Sare Oo Sheegay in Sababa Ammaan uu baaqday Furitaanka Kalfadhigga 4aad Ee Golaha.

    Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmay kalfadhigga Afaraad ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya kadib muddo bilo ah oo kulamada baarlamaanka ay xirnaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmay kalfadhigga Afaraad ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya kadib muddo bilo ah oo kulamada baarlamaanka ay xirnaayeen.


Max'med Cabdullaahi Farmaajo oo ah madaxweynaha dowladda ayaa kalfadhigga furay balse waxaa si lama filaan ah ubaaqday fadhiggii xildhibaanada golaha aqalka sare.

Warsaxaafadeed kasoo baxay guddoonka golaha ayaa lagu sheegay in kalfadhigu uu dib ugu dhacay sababa dhanka ammaanka ah, weerarkii aadka u xooganaa ee ka dhacay xarunta degmada Hodon ayaa sabab looga dhigay dib udhaca weerarkii maanta.

Hoos ka akhri warka kasoo baxay guddoonka aqalka sare


Related Items