Sanad Cusub Oo usoo Galay Muslimiinta Caalamka 1440 Hijriyah.

Tuesday September 11, 2018 - 07:34:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sanad Cusub Oo usoo Galay Muslimiinta Caalamka 1440 Hijriyah.

    Maanta oo Talaado ah 11,September,2018 waxay ku beegantahay 1,1,1440 Hijriya waxaana muslimiinta usoo galay sanad cusub kadib markii ay dhameysteen sanaddii 1439 Hijriya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo Talaado ah 11,September,2018 waxay ku beegantahay 1,1,1440 Hijriya waxaana muslimiinta usoo galay sanad cusub kadib markii ay dhameysteen sanaddii 1439 Hijriya.

Nasiib darrada jirta ayaa ah in Dad badan oo muslimiin ah aysan la socon taariikhdooda kadib markii reer galbeedka nasaarada ah ay maskaxda uga shubeen taariikh aan taariikhdooda aheyn iyo dhaqamo aan dhaqamadooda aheyn.

Sanadkan cusub ee Hijriya ayaa muslimiinta u ah bishaaraad wuxuuna sanadkan imaanayaa xilli mujaahidiinta caalamka ay guulo ballaaran kasoo hooyeen halgankooda ku aadan dib usoo nooleynta khilaafadii islaamka ee burburtay.


Muslimiinta Afghanistan sanaddan 1440 Hijriya inta lagu guda jiro ayay ka xuroobi doonaan gumeystaha shisheeye ee wadankooda duullaanka ku qaaday 13 sanadood ka hor, Muslimiinta Yemen waxaa ubilaawday kifaax iyo halgan cusub oo ka dhan ah shiicada xuuthiyiinta iyo wakiillada Mareykanka.

Sidoo kale sanadkan cusub ayaa imaanaya waqti gummaad daran ay lakulmayaan muslimiinta kunool Baarma,Turkistaanka Bari iyo Shaam halkaas oo cadowga Jinsiya kala duwan leh ay ku duuleen.

Muslimiinta Soomaaliya sanadkan cusub ee Hijriga wuxuu imaanayaa xilli ay cadaw jinsiya kala duwan leh lahalgamayaan ayna guulo muuqda ka gaareen halgankooda gumeysi diidka ah.

SomaliMeMo:Allaah waxaan ka baryaynaa in inta sanaddan 1440 Hijriyah lagu guda jiro uu dalkeena Soomaaliya nooga xureeyo gumeystaha kusoo duulay

Related Items