Video: Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Oo Sheegay in Ammaanka Muqdisho Uu Faraha Ka Baxay.

Tuesday September 11, 2018 - 09:59:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Oo Sheegay in Ammaanka Muqdisho Uu Faraha Ka Baxay.

    Max'med Cabdi Waare oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka Hirshabelle isku magacaabay ayaa si kulul uga hadlay ammaan darrada baahsan ee kajirta magaalada Muqdisho iyo weerarada ay lakulmeyso dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Max'med Cabdi Waare oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka Hirshabelle isku magacaabay ayaa si kulul uga hadlay ammaan darrada baahsan ee kajirta magaalada Muqdisho iyo weerarada ay lakulmeyso dowladda Federaalka.

isagoo shir Jaraa'id ku qabanayay Muqdisho ayuu sheegay in maamulka DF-ka uu kusoo koobmay wadada Makka Al Mukarrama oo kaliya "Magaalada Muqdisho Jidka wadnaha wixii ka korreeya dowladdu gacan kuma heyso oo waad ogsoontihiin magaalada Khad cagaaran ayaa ku dhaxyaal sidaas daraadeed waxaan walwal ka qabnaa in amniga magaalada uu gacanta ka bixi doono mardhow"ayuu yiri Waare.

Xildhibaannada laba aqal ee dowladda Federaalka ayuu uga digay in ay is dhigtaan sababa laxiriira ammaan daridda caasimadda kajirta, Max'med Cabdi Waare ayaa dhaliil xooggan u jeediyay Farmaajo iyo Kheyre oo uu ku eedeeyay in ay dadka caburinayaan islamarkaana ay kala furfurid ku hayaan maamullada Galmudug iyo Hirshabelle.


Halkan ka degso Waare oo ka hadlaya Ammaanka Muqdisho ama Hoos Ka Daawo


Related Items