Diiradda Jimcaha: "Maxaa Ka Hir Galay Ballan Qaadyadii Farmaajo 2 Sano Kadib"? (Dhageyso)

Friday September 14, 2018 - 13:04:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diiradda Jimcaha: "Maxaa Ka Hir Galay Ballan Qaadyadii Farmaajo 2 Sano Kadib"? (Dhageyso)

    Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waxaa usbuucan lagu falanqeeyay waxa ka hir galay ballan qaadyadii madaxweynaha "DF" Maxamad Cabdullaahi Farmaajo. Gaar ahaan ballaan qaadyadiisii ku saabsanaa Ammaanka, Siyaasadda, xaq dhowrka bulshada iyo kuw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waxaa usbuucan lagu falanqeeyay waxa ka hir galay ballan qaadyadii madaxweynaha "DF" Maxamad Cabdullaahi Farmaajo. Gaar ahaan ballaan qaadyadiisii ku saabsanaa Ammaanka, Siyaasadda, xaq dhowrka bulshada iyo kuwa kale.


Barnaamijka waxaa ka qeyb galay falanqeeye-yaal xog ogaal u ah mowduucan iyo dhageystayaal dadlka iyo dibadda kala jooga oo aragtidooda soo dhiibtay.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 14-09-2018

Related Items