Daawo Sawirro: Meydadkii iyo Hubkii Ay Ciidamada Huwanta ah Uga Carareen Deegaanka Mubaarak Ee Sh/Hoose.

Friday September 14, 2018 - 19:32:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Meydadkii iyo Hubkii Ay Ciidamada Huwanta ah Uga Carareen Deegaanka Mubaarak Ee Sh/Hoose.

    Fagaare kuyaal deegaanka Mubaarak ee gobolka Sh/Hoose waxaa lagusoo Bandhigay meydadka ciidamo katirsan kuwa Mareykanku Tababaray ee Bangaraafta loo yaqaan kuwaas oo lagu dilay weerar 12-kii bishaan ka dhacay isla deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaare kuyaal deegaanka Mubaarak ee gobolka Sh/Hoose waxaa lagusoo Bandhigay meydadka ciidamo katirsan kuwa Mareykanku Tababaray ee Bangaraafta loo yaqaan kuwaas oo lagu dilay weerar 12-kii bishaan ka dhacay isla deegaanka.

Sheekh Max'med Abuu Osama oo ah waaliga sh/hoose ayaa xaqiijiyay in 4 kamid ah ciidamadii Mareykanku soo dagaal geliyay lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay Mubaarak.

Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in ciidamada huwanta ah ay horay usii qaateen Meydadka 2 askari islamarkaana ay ka carareen Meyadka 2 kale iyo saanado hub ah iyo galab melleteri, sawirro lagasoo qaaday goobta dagaalka ayaa muujinayay Meydadka laba askari balse mid kamida Meydadka ayaa aad u go'go'ay waxaana adag in faafiyo.


Hoos ka Daawo sawirro Muujinaya wixii ka dhacay Mubaarak





















Related Items