Sheekhii Allifay Kitaabka Xisnul Muslim Oo Ku Geeriyooday Wadanka Sacuudiga.

Monday October 01, 2018 - 10:52:39 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekhii Allifay Kitaabka Xisnul Muslim Oo Ku Geeriyooday Wadanka Sacuudiga.

    Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga waxaa saaka ku geeriyooday Allaah ha u naxariista Sheekh Dr Saciid Bin Cali Bin Wahfi Al-qaxdhaani oo ah Sheekhii Allifay Kitaabka aadka u qiimaha Badan ee Xisnul Muslim oo ah Kitaab uu Sheekha kusoo aruuriya Adkaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga waxaa saaka ku geeriyooday Allaah ha u naxariista Sheekh Dr Saciid Bin Cali Bin Wahfi Al-qaxdhaani oo ah Sheekhii Allifay Kitaabka aadka u qiimaha Badan ee Xisnul Muslim oo ah Kitaab uu Sheekha kusoo aruuriya Adkaaraatka soo arooray.



Sheekha ayaa ku geeriyooday Da’da 67 Sano Jir,waxa uuna muddo dheer la xanuunsanayay Cudurka Kansarka oo ugu dambeyntii Saaka uu u geeriyooday.

Sheekha geeriyooday ayaa Allifay Kutubo Iyo Risaalooyin Boqol ku dhaw oo ay dadka Muslimiinta si aad ah ugu faa’ideen waxaana ugu caansan Kitaabka Xisnul Muslim.

Related Items