Daawo:Obama Oo iska fogeeyay in Mareykanku Faragelin Melleteri Ku Sameeyo Wadanka Ciraaq.

Friday June 13, 2014 - 21:11:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Obama Oo iska fogeeyay in Mareykanku Faragelin Melleteri Ku Sameeyo Wadanka Ciraaq.

    Hoggaamiyaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa markii ugu horraysay ka hadlay isbedellada dhanka awoodda ah ee kajira wadanka Ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa markii ugu horraysay ka hadlay isbedellada dhanka awoodda ah ee kajira wadanka Ciraaq. Obama oo galabta shir Jaraa’id ku qabtay Aqalka ee magaalada Washington ayaa cambaareeyay qabsashada mujaahidiinta dowlada Islaamiga ah (ISIS) ay qabsadeen magaalooyin waaweyn sida Muusil iyo Kirkuuk.

Wuxuu sheegay in mareykanku aysan xilligan diyaar u aheyn Tallaab melleteri oo ay uga qayb qaataan dagaalka Ciraaq isagoo xukuumadda shiicadu ku badantahay ee Al Maaliki madaxyada ka yahay ugu baaqay in ay iska difaacdo dowladda islaamiga ah.


"Marnaba ciidan uma dirayno ciraaq xal melleteri qorshaha nooguma jiro waa in siyaasiyiinta Ciraaq heshiiyaan annaguna aan taageerno”ayuu yiri Obama.

Hoggaamiyaha Mareykanka ayaa halis gobolka oo dhan soo wajahday ku sheegay soo muuqashada awoodda mujaahidiinta ISIS dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam.


Hoos Ka Daawo Wareysiga Obama


Related Items