Qarax Kolonyo Melleteri Lagula Beegsaday Agagaarka Wasaaradda G/dhigga Muqdisho.

Monday October 01, 2018 - 13:04:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Kolonyo Melleteri Lagula Beegsaday Agagaarka Wasaaradda G/dhigga Muqdisho.

    Jugta qarax aad u xooggan ayaa goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax aad u xooggan ayaa goordhow laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.
Wararka ka imaanaya halka ay iska galaan degmooyinka Hodon iyo Dayniile ayaa sheegaya in qarax lala helay kolonyo gaadiid ah oo marayay meel ku dhow dhismaha wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Faah Faahin dheeri ah ayaan soo gudbin doonaa insha'Allaah

Related Items