Weerar Askari lagu dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho iyo Sarkaal lagu dhaawacay Albarako.

Wednesday October 03, 2018 - 20:58:41 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Askari lagu dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho iyo Sarkaal lagu dhaawacay Albarako.

    Weerar khasaara dhimasho iyo dhaawac ah dhaliyay ayay xoogag hubeysan saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ugu geysteen ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar khasaara dhimasho iyo dhaawac ah dhaliyay ayay xoogag hubeysan saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ugu geysteen ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.



Rag bastoolado ku hubeysan ayaa maanta gelinkii dambe deegaanka Weydoow ee galbeedka Muqdisho ku dilay askari karirsanaa ciidamada Booliska Dowladda Federaalka.

Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in xoogaga dilka geystay ay si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqeen, dhinaca kale weerar ka dhacay isgoyska Albarako ee degmada Hodon ayaa lagu dhaawacay sarkaal boolis.

Dhammaan weeraradan waxaa mas'uuliyadooda sheegatay Xarakada Al Shabaab sida ay faafisay idaacadda Andalus ee Afka Xarakada ku hadasha.


SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items