Sawirro: Duufaanta Michael Oo Khasaara Baaxad leh ka Geysatay Dalka Mareykanka.

Saturday October 13, 2018 - 09:32:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Duufaanta Michael Oo Khasaara Baaxad leh ka Geysatay Dalka Mareykanka.

    Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay duufaanta loogu magac daray Michael ee ku dhufatay xeebaha gobolla Florida ee dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay duufaanta loogu magac daray Michael ee ku dhufatay xeebaha gobolla Florida ee dalka Mareykanka.

Rick Scott oo ah xaakimka gobolka ayaa warbaahinta u sheegay in duufaantan ay waxba kama jiraan ka dhigtay inbadan oo kamid ah kaabayaashii nolosha ee magaalooyin katirsan Florida.

Wuxuu sheegay in duufaantan oo saacaddiiba ku socota 155 Mayl ay sababtay barakaca in kabadan 37 kun oo qof, hay'adda musiibooyinka dabiiciga ah waxay sheegtay in dadka dhintay ay gaarayaan 6 qof balse laga cabsi qabo in khasaaruhu intaas ka bato.


Duufaanta Michael ayaa arbacadii lasoo dhaafay ku dhufatay Gacannka Mexico waxayna biyaha badda kasoo saartay maraakiib iyo doonyo nuuca kalluumeysiga ah.


















SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items