Daawo Sawirrada: Wilaayada Galguduud Oo Diyo ukala Wareejisay Beelaha Murusade iyo Habar Eji.

Saturday October 13, 2018 - 12:09:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Wilaayada Galguduud Oo Diyo ukala Wareejisay Beelaha Murusade iyo Habar Eji.

    Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceelbuur ayay wilaayada Islaamiga Galguduud diyo ugu kala wareejisay beelo walaala ah oo horay ugu dagaallamay deegaanno hoostaga magaalada Guriceel.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceelbuur ayay wilaayada Islaamiga Galguduud diyo ugu kala wareejisay beelo walaala ah oo horay ugu dagaallamay deegaanno hoostaga magaalada Guriceel.



Beelaha Murusade iyo Habar Eji ayaa lakala wareegay diyada dad ay horay isaga kala dileen, mas'uuliyiin katirsan wilaayada Galguduud ayaa ku sugnaa madashii labada beelood ay diyada kula kala wareegayeen waxaana kamid ahaa Sheekh Cabdullaahi Abuu Khaalid oo ah waaliga wilaayada.

Go'aan kasoo baxay wilaayada islaamiga ah ee Galguduud oo ku aaddan qaabkii loo maareeyay colaaddii labada beel dhax martay ayaa loo akhriyay Odayaashii labada dhinac ka kala socday.



Ugaaska Beesha Murusade iyo Nabadoonnada Beesha Habar Eji oo iyana madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin xukunka ay maxkamdda islaamiga ah ka gaartay dhibkii labada beel kala gaaray ayna ku qanacsanyihiin in shareecada islaamka ay ku kala baxeen.














Related Items