DHAGEYSO: Idaacadda Andalus Oo Baahisay Magacyada Saraakiishii Lagu Dilay Qaraxyadii Baydhabo.

Sunday October 14, 2018 - 20:44:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Idaacadda Andalus Oo Baahisay Magacyada Saraakiishii Lagu Dilay Qaraxyadii Baydhabo.

    Barnaamijka Faafreebka wararka ee ka baxa Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay magacyada qaar ka mid ah saraakiishii lagu dilay qaraxyadii ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir Hore Magaalada Baydhabo
Barnaamijka Faafreebka wararka ee ka baxa Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay magacyada qaar ka mid ah saraakiishii lagu dilay qaraxyadii ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.


Dadka ay Idaacaddu baahisay magacyadooda ayaa isugu jira Xildhibaanno, Saraakiil ciidan, Ergooyinka soo xulay xildhibaanada iyo xubno ka tirsan maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed ee ka dhisan magaalada.

Khasaaraha dhimashada ayaa gaaray ilaa 25 ruux, waxaana jira dhaawacyo intaas ka badan oo lagula tacaalayo Isbitaalada magaalada sida ay sheegayaan Saraakiisha maamulka Beydhabo.

Related Items