Dagaallo Ciidamada Itoobiya Lagu Jebiyay Oo Duleedka Baydhabo Ka Dhacay.

Saturday June 14, 2014 - 12:02:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Ciidamada Itoobiya Lagu Jebiyay Oo Duleedka Baydhabo Ka Dhacay.

    Wararka ka imaanaya gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen duleedka magaalada Baydhabo xilli ciidamada Xabashida Itoobiya xaalad go'doon ah ay ku wajahayaan Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir Hore Ciidanka XSHM oo Garoonka Baydhaba ku sugan
Wararka ka imaanaya gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen duleedka magaalada Baydhabo xilli ciidamada Xabashida Itoobiya xaalad go'doon ah ay ku wajahayaan Bakool. Ciidamada mujaahidiinta ayaa xalay fiidkii weerar qorshaysan ku qaada deegaanka Goofguduud shabeeloow oo saldhigyo ay ku leeyihiin ciidamada Itoobiya iyo Maleeshiyaadka la shaqeeya.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in jugta madaafiicda iyo rasaas xoogan oo lays dhaafsanayay laga maqlayay gudaha tuulada iyo hareeraheeda.

Dhinaca kale dagaallo u dhaxeeyay ciidamada Muslimiinta iyo kuwa gumeysiga Itoobiya ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay Tuulada Kurtun oo udhaxaysa Baydhabo iyo Waajid.

Gobolada Bay iyo Bakool ayaa kamid ah gobolada cadawgu kusoo duuleen oo shacabka deggan ay is adag isaga caabinayaan soo duulayaasha.


Related Items