Sawirro: 19 Qof Oo Ku Dhintay Musiibo lama filaan ah oo ka dhacday Wadanka Urdun.

Friday October 26, 2018 - 11:40:31 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: 19 Qof Oo Ku Dhintay Musiibo lama filaan ah oo ka dhacday Wadanka Urdun.

    Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay daadad ku dhuftay qeybo katirsan wadanka Urdun ee dhaca Mandiqadda Shaam.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay daadad ku dhuftay qeybo katirsan wadanka Urdun ee dhaca Mandiqadda Shaam.

Wasaaradda arrimaha gudaha Urdun ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 19 qof ay dhinteen kadib markii biyaha Badda Baxrul Mayit ay ku butaaceen waddo ay isticmaalaan gaadiid dadweynaha.

Goob joogayaal ayaa sheegay in musiibo lama filaan ah ay mar qura dhacday waxaana burburtay Buundadii isku xiraysay gobollada Koonfureed ee wadanka Urdun.

Gaadiid nuuca raaxada iyo kuwa xamuulka ah ayay latageen daadadka ka dhashay fatahaadda lama filaanka ah ee ay sameysay Baxtul Mayit.


Shabakadda Halla ee wadanka Urdun laga leeyahay ayaa faafisay sawirro muujinaya Buunddo muhiim ah oo ay jareen biyaha kasoo butaacay Badda.




SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items