Dilal Ka Dhacay Muqdisho iyo deegaanka Ceelasha Biyaha.

Wednesday October 31, 2018 - 19:43:31 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dilal Ka Dhacay Muqdisho iyo deegaanka Ceelasha Biyaha.

    Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu dilay mid kamida ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu dilay mid kamida ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.



Maanta gelinkii dambe ayay xoogag bastoolado ku hubeysan waxay weerar ku qaadeen ciidamo ku sugnaa Isgoyska Ceelasha Biyaha, goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in hal askari uu ku dhintay weerarka.

Dhinaca kale xoogag hubeysan ayaa gudaha magaalada Muqdisho mid kamida Ergadii soo xushay xildhibaannada maamulka isku magacaabay Koonfurgalbeed.

SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items