Warbixin Xasaasi ah: Wax ka Ogaaw Gunta Khilaafaadka u dhaxeeya Dowladda Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada [Dhageyso].

Sunday November 04, 2018 - 13:06:43 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Warbixin Xasaasi ah: Wax ka Ogaaw Gunta Khilaafaadka u dhaxeeya Dowladda Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada [Dhageyso].

    Khilaafkii mudada soo jiitamayay ee u dhaxeeyay DF, Madax-Goboleedyada iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa hadda gaaray meeshii ugu sarreysay waxaana lagu qiyaasi karayaa Webi karkaarradii jabsaday oo saameyntiisa leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore shirkii maamul goboleedyada Kismaayo
Khilaafkii mudada soo jiitamayay ee u dhaxeeyay DF, Madax-Goboleedyada iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa hadda gaaray meeshii ugu sarreysay waxaana lagu qiyaasi karayaa Webi karkaarradii jabsaday oo saameyntiisa leh.



Haddaba bulshada Soomaaliyeed ayaa ku wareertay khilaafaadkan iyadoo dhinac walba ay sheeganayaan iney yihiin kuwa saxan ee maslaxaddooda ka shaqeynaya.

Haddaba idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa u kuur gashay khilaafaadkan billow illaa dhamaad. Qeybta hoose ka dhageyso



Related Items