Musuq Maasuq iyo Wax isdabamarin ka dhax dilaacay Wasaaradda Maaliyadda DF.

Sunday November 04, 2018 - 12:25:19 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuq Maasuq iyo Wax isdabamarin ka dhax dilaacay Wasaaradda Maaliyadda DF.

    Ismariwaa ayaa soo kala dhaxgalay laamaha maaliyadda dowladda Federaalka ayaa cirka iskusii shareeraya xilli musuq maasuq uu hareeyay wasaaradda maaliyadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismariwaa ayaa soo kala dhaxgalay laamaha maaliyadda dowladda Federaalka ayaa cirka iskusii shareeraya xilli musuq maasuq uu hareeyay wasaaradda maaliyadda.

Cabdi Raxmaan Beylle oo ku magacaaban wasiirka maaliyadda ayaa maalmihii lasoo dhaafay shaqooyinka ka eryay dhammaan saraakiisha wasaaradda ee mucaaradsan maamulka Farmaajo wuxuuna ku bedelayay shaqaale kale oo taageersan xisbul Xaakimka.

Wasaaradda maaliyadda iyo dhammaan goobaha lacagaha canshuuraha laga aruuriyay ayaa maalmihii lasoo dhaafay laga eryayay shaqaalaha lagu tuhmo in ay ku fikir yihiin siyaasiyiinta mucaaradsan Farmaajo iyo Kheyre.

Wasiirka maaliyadda ayaa isna soo saarayay qoraallomusuq maasuq iyo xatooyo ku eedeynaya mas'uuliyiin sida xisaabiyaha guud ee DF-ka iyo saraakiil kale oo ka howlgala dekadda.


Faadumo Cismaan Faarax oo ah xisaabiyaha guud ahaa Wasiir Beylle ku eedeysay Marin habaabin iyo faragelin hoos ka akhri qoraalka


Related Items