Video: Cabdi Raxmaan Sudeys Oo Minbarka Kacbada Si Yaab leh Uga Ammaanay Max'med Bin Salmaan iyo Jawaab Kulul oo lasiiyay.

Monday November 05, 2018 - 13:29:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Cabdi Raxmaan Sudeys Oo Minbarka Kacbada Si Yaab leh Uga Ammaanay Max'med Bin Salmaan iyo Jawaab Kulul oo lasiiyay.

    Dood kulul ayaa ka taagan khudbadaha lasiyaasadeeyay ee Imaamka Xaramka Cabdi Raxmaan Alsudeys uu maalmihii lasoo dhaafay ka jeedinayay Masjidka barakeysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dood kulul ayaa ka taagan khudbadaha lasiyaasadeeyay ee Imaamka Xaramka Cabdi Raxmaan Alsudeys uu maalmihii lasoo dhaafay ka jeedinayay Masjidka barakeysan.

Dowladda Sacuudiga ayaa wadaada xumayaasheeda u adeegsanaysa in ay sharciyad siiyaan maamulka Max'med Salmaan ee fashilka siyaasadeed iyo midka maamul lakulmaya.

Sheekh Cabdi Raxmaan Sudeys ayaa khudbad uu dhowaan ka Jeediyay Minbarka Kacbada wuxuu si aan horay loo arag ugu ammaanay Bin Salmaan oo uu ku sifeeyay Nin uu Alle siiyay ilhaam iyo toosnaan wuxuu adeegsaday lafdiga ah Muxadath!

Daaciga reer Tuunis Sheekh Bashiir Bin Xasan ayaa si kulul ugu jawaabay Cabdi Raxmaan Sudeys oo uu ku tilmaamay Nin ka ganacsanaya diinka Minbarkii Kacbada ee laga difaaci jiray dhibanayaashana ka dhigtay meel uu Dhawaaqiidda ka ammaano.



Halkan ka dhegso Khudbadaha oo Afsoomaali lagu Tarjumay

Related Items