Share with your friends via email

Kumanaan Kalluun Ah Oo Ku Bakhtiyay Wadanka Ciraaq Kadib Markii Ay Biyaha Wabiyada Wasakhoobeen.

Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in wali ay jiraan dhibaatooyinkii ka dhashay biyaha wabiyada wadankaas oo wasakhoobay kuwaas oo dhaliyay musiibo soo gaartay dadka iyo duunyada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip