Share with your friends via email

Meydka Taliyihii Ciidamada Badda Mareykanka Ee Bariga Dhexe Oo laga helay Wadanka Baxreyn.

War kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Mareykanka ayaa lagu xaqiijiyay in Admiral Scott Sterne oo ahaa taliyaha ugu sarreeya ciidamada badda Maraykanka ee dagaalka ka wada mandiqada bariga dhexe maydkiisa la helay maalintii shalay oo Sabti ahayd.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip