Share with your friends via email

Safarkii aan kusoo maray caalamka iyo waxyaabihii cajiibka ahaa ee aan kusoo arkay!

Nin aan dhul marin dhaayo malaha e, balwaddeydu waa safarka iyo dalxiiska. Sidii Ibnu-Baduudah ayaan kusoo wareegay shanta qaaradood ee caalamka, waxaan tegay magaalooyinka dunida ugu caansan, waxaana lasoo noolaaday xadaaradaha kala duwan ee bulshoo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip