Share with your friends via email

Yuusuf Dabageed iyo Mas'uuliyiin kale oo si dirqi ah uga bad baaday Weerar Al Shabaab ay ugu dhigtay Gobolka Hiiraan.

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya dagaallo culus ay ka dhaceen deegaan kaabiga ku haya magaalada Beled Weyne.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip